Home

WARDI

WADAJIR RURAL DEVELOPMENT INITITATIVES

BEERAHA

Beeraha iyo xoolaha waa isha kaliya oo bulshada degaankan dakhli uu kasoo geli karo, hadaba mashruucyada ugu weyn ee WARDI waa beeraha

XOOLAHA

WARDI waxay ku hanweyn tahay qaab xoolo dhaqasho casri ah inuu u horseedo bulshada ay danta kala dhaxeyso ee degaanka.

WAXBARASHADA

WARDI waxay ku dadaali doontaa inay doorkeeda ka qaadato sidii loo heli lahaa goobo waxbarasho oo la'aantood an horumar la gaari karin.

HORUMARIN

WARDI waxay diirada saaraysaa horumarinta iyo ilaalinta degaanka iyadoo bulshada kala kaashanaya waxsoosaar iyo inay dhulka tacbadaan si loo helo dhaqaale degaanka iyo bulshadaba anfacaya

AWOODSIIN

WARDI waxay xoojinaysaa (empowerment) dadka degaanka si ay u maareeyaan noloshooda aasaasiga iyagoo ka faaideysanaya waxa ay heystaan (availble resources).

NALA SOO XIRIIR

info@wardi.org

+31685107394

WAA DHULKAAGA EE HORMARI

 

Dhulkeenu wuxuu ku wanaagsan yahay beerashada, xoolo dhaqashada sidoo kale mashruucyada xoolo naaxinta, shinida, digaaga oo la dhaqdo iwm.

 

"We are partners, not aid-givers, because we know that if true and lasting transformation is the goal. Development is a dialogue, a process, and a collaborative effort."

WARDI

WADAJIR RURAL DEVELOPMENT INITIATIVES

+31(0)685107394